Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Madax-dhaqmeedka Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Madax-dhaqmeedka Iyo Sobobta!
October 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh khaliila ayaa dhaliilo xoogan ujeediyay madaxdhaqameedka Somaliland oo uu sheegay in ay caqabad ku yihiin in la soo xulo dad wanaagsan oo noqda murashixiinta doorashooyinka

Dhanka wasiir khaliila ayaa madaxdhaqameedka uga digay in ay faro galiyaan isagoo maslaxad ku galaya kiiskii foosha xumaa ee gabadha lagu kufsaday burco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS