DAAWO;-Warbixin Ku Saabsan Beeraleyda Gabiley Sida Ay U Beertaan Noocyada Kala Duwan Ee Dalaga?. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Ku Saabsan Beeraleyda Gabiley Sida Ay U Beertaan Noocyada Kala Duwan Ee Dalaga?.
October 16, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Warbixin kusaabsan sida ay beeralayda reer gabiley usoo saaraan wax soo saarka dalaga beeraha  iyagoo goob kaliya ka wad beera noocyada kala duwan ee dalaga sida khudaarta, galayda,hadhuudhka iyo wax soo saarka malabka iyagoo isla  beerta uu ku dhex dhaqa shinida.

Mawliid Cali Nuur Cumar oo kamid ah dadka ku dhaqan gobolka gabiley ee sida fican wax beera soona saara dalagyo kala duwan ayaa ka waramaya sida ay usameeyaan wax soosaarka kala duwan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS