DAAWO;-Munaasibad lagu Xusayay Maalinta 17 October Ee Shuhaadada SNM Oo lagu Qabtay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad lagu Xusayay Maalinta 17 October Ee Shuhaadada SNM Oo lagu Qabtay Magaalada Hargaysa
October 17, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Munaasibad badan oo lagu xusayay maalinta loo asteeyay maalinta shuhaada snm ee 17october ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kasoo qaybgaleen saraakiil faro badan oo kamid ah Ururkii Gayiga Somaliland ka xoreeyay taliskii Siyaad bare.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS