WAJAALE NEWS

DAAWO;-Munaasibad lagu Xusayay Maalinta 17 October Ee Shuhaadada SNM Oo lagu Qabtay Magaalada Hargaysa

HARGAYSA(W,N) Munaasibad badan oo lagu xusayay maalinta loo asteeyay maalinta shuhaada snm ee 17october ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kasoo qaybgaleen saraakiil faro badan oo kamid ah Ururkii Gayiga Somaliland ka xoreeyay taliskii Siyaad bare.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version