Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Uu Dil Ugu Hanjabay Taliyaha Saldhiga Daloodho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Uu Dil Ugu Hanjabay Taliyaha Saldhiga Daloodho.
October 20, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani ee gobolka maroodi jeex iyo masuuliyiin kale oo katirsan xisbiga ayaa sheegay in uu dil ugu hanjabay taliyaha ciidanka booliska ee saldhiga daloodho ee magaalada hargaysa

Sidoo kale masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa sheegay in ay dacwad ka gudbiyanayaa taliyaha falkaa kula kacay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/tWTkBZwy2-U

COMMENTS
LINKS