DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Dr Gaboose Iyo Qaybtii Afraad Oo Uu Kaga Waramay Xogo Xasaasiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Dr Gaboose Iyo Qaybtii Afraad Oo Uu Kaga Waramay Xogo Xasaasiya.
October 20, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo lalayeeshay warayso dheer oo dhinacyo badan taabanaya kuwaasi oo uu kaga xog waramay sooyaalkiisii nololeed iyo marxaladihii siyaasadeed ee mudadii ula shaqaynayay Siyaad bare Iyo yagleelkii Jamhuuriyada Somaliland

Sidoo kale Siyaasi Dr Gaboose ayaa qaybtiisa afraad ee waraysiyadiisa kaga waramay xogo xasaasiyay iyo ku dhawaaqistii Somaliland iyo khilaafyadii ka dhexeeyay saraakiishii Snm ee Xoreeyay Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DR GABOOSE IYO QAYBTII AFRAAD;

COMMENTS
LINKS