WAJAALE NEWS

“Reer Oodweynoow, Maanta Gobolkii Cagaarnaa Ee Gabiley Ayaad U Eg-tihiin..” Wasiir Siciid Sulub

OODWAYNE(W,N)-Wasiirka xanaanada xoolaha ee Somaliland Siciid Sulub oo kamid ahaa waftigii madaxwaynaha ee maanta lagu soo dhaweeyay oodwayne ayaa ka yaabay isku soo baxa reer oodwayne isagoo sheegay in ay maan u eegyihiin gobolka gabiley sidii ay usoo bixi jireen oo kale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version