DAAWO;-Duuliyihii Diiday In Uu Duqeeyo Maatida Hargaysa Oo Munaasibad Bilad Geesi Lagu Gudoonsiiyay Loogu Qabtay Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Duuliyihii Diiday In Uu Duqeeyo Maatida Hargaysa Oo Munaasibad Bilad Geesi Lagu Gudoonsiiyay Loogu Qabtay Hargaysa.
October 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munasibad balaadhan ayaa habeenkii xalay ahaa  magaalada hargaysa loogu qabtay gaar ahaan hoyga dhaqanka duuliyihii diiday in uu duqeeyo maatida hargaysa ee ay amartay taliskii siyaad bare gen axmed dheere 1988

Waxaana munaasibad kasoo qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan boqolaal kamid shacabka magaalada hargaysa halkaasi oo duuliyaha lagu gudoonsiiyay bilad geesi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS