WAJAALE NEWS

“Reer Oodwayne In Lagu Faaniyo Nabada Iyo Talada Qaranka Maaha, Waynu Ogayn Halgankii”Madaxwayne Biixi.

OODWAYNE(W,N)-Madaxwaynaha somaliland ayaa bulshada ku dhaqan magaalo madaxda gobolka daad madheedh ee Oodwayne ayaa bulshada ku dhaqan uga mahadnaqay sida ay usoo dhaweeyeen iyo doorka ay ku leeyihiin Somaliland oo uu xusay.

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa sheegay in soo dhawaynta reer Oodwayne ay tahay fariin cad oo ay diyirayaan oo uu garanayo.

Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa soo qaatay taariikhda shakhsiyaad gayiga somalida ka caan ah oo ku dhashay magaalada Oodwayne sida Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Iyo SUldaan Maxamed Xirsi qani

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version