WAJAALE NEWS

DAAWO;-Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikh Nololeedkii Fanaanad Saynab Xaaji Cali Baxsan Oo Ku Geeriyootay Muqdisho.

HARGAYSA(W,N)-Qoraa Muj cabdiraxmaan Yuusuf “Ducaale Boobe” ayaa dadka somaliyeed iyo bahda fanaaniinta ka tacsiyadeeyay Geerida Fanaanad Marxuum Saynab Xaaji Cali Baxsan Siigaale oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho

Qoraa boobe Yuusuf ducaale ayaa waramay taariikh nololeedkii Marxuum Saynab xaaji cali Baxsan halkii ay ku dhalatay iyo taariikhdeedii faneed,

HALKAN KA DAAWO BOOBE OO KA WARAMAYA TAARIIKH NOLOLEED MARXUUMAD BAXSAN;

 

Exit mobile version