DAAWO;-Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dad Lagu Soo Qabtay Xashiishay Ay Dalka Ka Beerayeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dad Lagu Soo Qabtay Xashiishay Ay Dalka Ka Beerayeen.
October 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Taliye kuxigeenka ciidanka booliska somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay hawl galo ay ciidamada boolisku fuliyeen oo lagu soo qab qabtay dad xashiishad ku beeray gudaha dalka iyo dhalinyaro ku hubaysan faashash iyo midiyo.kuwaasi oo dhalinyaradani ku booba dadka ku dhaqan caasimada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS