“Madaxweynuhu Waa Inuu Sii Daayaa Fly Dubia Iyo Al-Carabiya”Siyasiyin Ka Tirsan Xisbiga Wadani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweynuhu Waa Inuu Sii Daayaa Fly Dubia Iyo Al-Carabiya”Siyasiyin Ka Tirsan Xisbiga Wadani
October 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid jaamac dhari iyo muj farxaan faacuul katirsan xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa maaxwaynaha Somaliland uggu baaqay in uu xayiraada ka qaado shirkadaha diyaaradaha ee FLY DUBAI IYO AL CARABIYA Oo dhawaan shirkii golaha wsiirada go,aamadii kasoo baxay lagu sii adkeeyay xayiraadkii hore usaarnayd.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS