Maayirka Gabiley Oo Kormeer Dhiiri Galin Ah Ku Booqday Xulka Kubada Cagta Gabiley Xili Ay Diyaar Garoobayeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayirka Gabiley Oo Kormeer Dhiiri Galin Ah Ku Booqday Xulka Kubada Cagta Gabiley Xili Ay Diyaar Garoobayeen
October 22, 2020 - Written by Wariye:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka Gobolka gabiley Iyo Maayarka Magaalada Ayaa kormeer dhiiri galin iyo Ukuurgalid ah kusoo booqday kooxaha gobolada gabiley uga qaybgalaya tartanka koobka gobolada kusoo maray xili ay ku gudo jireen tababarkoodii udiyaar garowga ciyaaraha.

Waxaana masuuliyiinta ay soo kormeereen xulka kubada cagta ee gobolka xulka baaska iyo orodyahanka gobolka u ordiya kuwaasi oo ay usocotay ciyaarihii ay ku diyaar garoobayeen.

Maayarka magaalada gabiley iyo badhasaabka ayaa ciyaartoyga ujeediyay hadalo dhiiri galin ah iyo waxyaabaha ay ugu talo galeen kamaamul ahaan in ay la barbar istaagayaan si ay guusha usoo hoyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS