WAJAALE NEWS

“Waa In Lasoo Dhaweeyaa Dhalinta Fanka Ka Baxaysa”Sheekh Cabdiraxmaan Dheere,

HARGAYSA(W,N)-Sheekh cabdiraxmaan dheere oo kamid ah culimada Somaliland ayaa sheegay in ay muhiim tahay in lasoo dhaweeyo dhalinyarada fanka ka baxaysa oo maalmihii danbeeyay soo badanayay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version