WAJAALE NEWS

Warbixin:-Saddexdii Madaxweyne Ee Somaliland Iyo Saddexdii Sanno Ee U Horeeyay! M. M. Tiriik

HARGAYSA(W,N)-Warbixin dhinacyo badan taabanaysa Oo Uu diyaariyay wariye M. M. Tiriike lagana diyaariyay sedexdii Madaxwayne ee udanbeeyay ee soomara iyo midkastaa wuxuu uu ka fuliyay hanaanka dimuqraadiyada ee ay somaliland qaadatay.

Madaxwayne daahir rayaale oo noqonaya aabihii dimuqraadiyada somalland isagoo ku suntan madaxwaynihii horgaliyay ee qabtay doorashooyinkii udanbaa

Halka siilaanyo la ogyahay inta uu qabtay sidoo kale waxaa isna la sugayaa muuse biixi iyo sida uu uqabtyo doorashooyinka mudo dhaafay ee Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

Exit mobile version