DAAWO;-Munaasibad Loogu Diyaar Garoobaya Xuska Dhalashadii Nabi Muxumed NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Arabsiyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Loogu Diyaar Garoobaya Xuska Dhalashadii Nabi Muxumed NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Arabsiyo.
October 23, 2020 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N)-Haweenka Ku dhaqan magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley ayaa qabtay munaasibad loogu diyaar garoobaya xuska iyo waynaynta dhalashadii Nabi Muxumed Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha Ahaatee.

Munaasibadan ayaa lagu soo bandhigay nabi amaan iyo sidii ay Muxamada rasuulka NNKH ay Uwaynayn jireen Asaxaabadii.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS