WAJAALE NEWS

“Madaxwayne Safarkaagan Safarka Xiga Ka Bilow Buuhoodle”Ganacsade Maxamed Baarjeex.

HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Maxamed Baar Jeex oo kamid ahaa waxgaradkii Madaxwaynaha kusoo dhaweeyay deegaanada gobolka daad madheedh iyo maroodi jeex ayaa iga mahad celiyay safarka uu Kormeerka iyo ukuurgalinada ah ee uu kusoo maray gobolada bariga iyo kuwo  galbeedka.

Sidoo kale ganacsade Maxamed Baar jeex ayaa madawxaynaha soo jeediyay safarkiisan safarka xiga in  uu ka bilaabo gobolka buuhoodle ee bari somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version