Xukuumada Somaliland Oo Mastaafurisay Nin Ajaanib Ah Oo Falal Anshax Xumo Lagu Eedeeyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Mastaafurisay Nin Ajaanib Ah Oo Falal Anshax Xumo Lagu Eedeeyay.
October 24, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay in ay dalka ka mastaafurisay Nin anaajib ah oo lagu eedeeyay in uu falal anshax xumo ah samaynayay ninkan oo kamid ahaa shaqaalaha ajaanibka ah ee biyo balaadhinta hargaysa ka shaqeeya

Sheekh cabdiraxmaan dheere oo kamid culimada wakhtigan warbaahinta ka hadla ayaa xukuumada ku bogaadiyay talaabada ay ninka dalka kaga saartay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS