WAJAALE NEWS

DAAWO;-Masuuliyiin Katirsan Xukuumada Jsl Oo Gaadhay Gobolka Gabiley Iyo Goobaha Ay Kormeerka Ku Tageen,

GABILEY(W,N)-Wasiir Kuxigeenada Arimaha gudaha iyo caafimaadka ayaa maanta gaadhay magaalada gabiley halkaasi oo ay kulan la qaateen  maamulka dawlada hoose ee gabiley.

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa kormeer kusoo maray qaarkamid ah dugsiyada waxbarasho ee magaalada gabiley iyo xarunta caafimaad ee loogu talogalay ka hortaga xanuunka coronavirus oo dunida kusoo laba kacleeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version