WAJAALE NEWS

Qaramada Midoobay Oo Application Cusub Usoo Saartay Xoola Dhaqatada Somalida.

HARGAYSA(W,N)- Haayada qaramada midoobay ayaa maaliyiin dollar ku bixisay in application gaar loosoo saaro xoolaha dhaqatada Somaliland kaasi oo ay hirgalinayso haayada UNDP.

Application cusub ee loogu talo galay dadka somalida ee xoolaha dhaqatada iyo beeralayda ayaa ka cawinaya in ay ogaado xiliyada uu roobku dayo iyo xaaladaha kale ee cilimada dhulka

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version