Madaxwaynaha Jsl Oo Cafis Ufidiyay Siyaasi Maxamed Cumar Carte. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Cafis Ufidiyay Siyaasi Maxamed Cumar Carte.
October 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qoraal kasoo baxay Xafiiska madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland Muuse biixi cabdi ayaa lagu  faah faahiyay xafis uu ufidiyay siyaasi maxamed cumar carte raysal wasaare kuxigeenkii hore ee somaliya ahna xildhibaan katirsan baarlamaanka somaliya.

Siyaasi maxamed cumar carte ayaa isaga soo dalbaday in cafis loo fidiyay kadib markii uu ka tanaasulay fikirkii Somali wayne iyo xildhibaanimadii.

HALKAN KA AKHRI; NUXURKA CAFISKA MADAXWAYNUHU UFIDYAY SIYAASI MAXAMED CUMAR CARTE;

COMMENTS
LINKS