Xisbiga Kulmiye Oo Si Ramsi Ah Ushaaciyay Liiska Xubnaha Golaha Dhexe Iyo Magacyada Xubno Liiskii Hore Ka Maqnaa Oo Hada Ku Jira! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye Oo Si Ramsi Ah Ushaaciyay Liiska Xubnaha Golaha Dhexe Iyo Magacyada Xubno Liiskii Hore Ka Maqnaa Oo Hada Ku Jira!
October 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xisbiga kulmiye ayaa sirasmi ushaaciyay liiska kamada danbaysta ah ee xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye kaasi oo hada ay jiraan xubno magacyadooda markii hore laga tagay iyo kuwo xilalka kusoo galayay oo hore uga maqnaa

Hoggaanka xisbiga KULMIYE, waxa uu maanta (25/10/2020) si rasmi ah u baahiyey Liiska rasmiga ah ee Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee ka soo baxay Shirweynihii 4aad ee Xisbiga, kadib markii hubin iyo xaqiijin lagu sameeyey liiskii hore loo baahiyey.

Liiskan oo ka kooban xubnaha Golaha Dhexe ee ka yimaada Gobollada dalka, maayarrada iyo xildhibaannada xilka iyo doorashada kaga mid noqday Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE, waxa rasmi ahaan u saxeexay Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere).

Haddaba, liiskan oo dhammaytiran waa kan halkan hoose ku lifaaqan;

 

COMMENTS
LINKS