WAJAALE NEWS

Agasimaha Cusub Ee Wasaarada Biyaha Oo Dareen Celiyay Xilka Loo Magacaabay

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha cusub ee maalintii shalay madaxwayne biixi umagacaabay wasaarada biyaha Maxamed Xasan Dirir oo kamid ahaa dhalinyradii firfircoonayd ee xisbiga wadani balse kama danbaystii u jan jeedhsamay xisbiga kulmiye ayaa dareen celiyay xilka uu madaxwaynuhu umagacaabay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version