DAAWO;-Haweenka La Nool Xanuunka HIV-AIDS Oo Cabasho Ka Muujiyay Wasaarada Caafimaadka Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Haweenka La Nool Xanuunka HIV-AIDS Oo Cabasho Ka Muujiyay Wasaarada Caafimaadka Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha Jsl.
October 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Haweenka la Nool Xanuunka HIV-Aidska Eek u dhaqanka caasimada Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wasaarada caafimaadka oo ay sheegeen in ay hor joogsaday mushahar ay siin jirtay haayada unicef islamarkaana aanay qaadanin mudo toban bilood ah.

Sidoo kale haweenka ayaa soo bandhigay digraytadii madaxwaynuhu ku hoos geeyay komishanka ka hortaga xanuunka hiv-aidska taasi uu hor joogsaday agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka dr xergeeye.

Dhanka kale haweenka ayaa fariin cabasho ah udiray madaxwaynaha somaliland oo ay codsadeen in uu arintooda jawaab deg deg ah kasoo bixiyo

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS