DAAWO;-Suldaan Cabdinuur Sh Cabdilaahi Oo Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Jufo Galiilay Ee Gobolka Awdal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Cabdinuur Sh Cabdilaahi Oo Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Jufo Galiilay Ee Gobolka Awdal.
October 25, 2020 - Written by Editor:

Magaalo Cad(W,N)-Saleemo Saarka Suldaan cabdinuur Sheekh Cabdilaahi Jimcaale oo noqon doono Suldaanka Guud ee beelaha jibraacin ee somaroon ayaa lagu qabtay deegaanka Jufo Galiilay Amaba Jufo Mici dheer, oo katirsan gobolka Awdal.

Munaasibada Caleemo saarka suldaan cabdinuur oo ahayd mid heersare loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qaybgalay madhaqameedka Somaliland,masuuliyiin ka socday xukumada Somaliland iyo ismaamulka somaida Itoobiya.

Waxaana Munaasibada caleemo saarka suldaan cabdinuur hadalo ka jeediyay ugu horay Gudidii beesha Jibraacin ee suldaanka soo xushay madaxdhameedkii kasoo qaybgalay wasiiro katirsan xukuumada maaxwayne biixi iyo siyaasiyiin kale oo reer somaliland kuwaasi oo dhamaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XAFLADA CALEEMO SAARKA SULDAANKA BEELAHA JIBRAACIN;

COMMENTS
LINKS