“Wasiir Maxamed Kaahin Waxa Uu Ku Dhiiraday Arin Xad-gudub Ku Ahayd Caasimada Hargeysa”Musharax Siciid Cudhay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wasiir Maxamed Kaahin Waxa Uu Ku Dhiiraday Arin Xad-gudub Ku Ahayd Caasimada Hargeysa”Musharax Siciid Cudhay.
November 11, 2020 - Written by Editor:

Murashax Siciid Cabdisamad Ahmed (Siciid Cudhay) oo kamid ah murasharixiinta utartami doona golayaasha doorashada soo socota ayaa wasiirka arimaha gudaha ku bogaadiyay talaabada uu ku qaaday kaantarooladii duleedka hargaysa yaalay ee deegaamada ballaygubadle iyo farawayne oo uu sheegay in ay tahay talaabo uu ku dhiiraday wasiirka arimaha guduhu

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/itX0g7Yz6x0

 

COMMENTS
LINKS