WAJAALE NEWS

DAAWO;-Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikh Nololeedkii Marxuum Dr Aadan Yuusuf Abokor Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga.

HARGAYSA(W,N)- Muj Qoraa cabdiraxmaan Yuusuf ducaale “Boobe” ayaa ka hadlay taariikh nololeedkii Alle Ha,unaxariistee Dr Aadan Yuusuf Abokor oo Maalintii shalay ku geeriyooday dalka turkiga oo kamid ahaa aqoonyahanka somaliland kana mid ahaa Ururkii Ufo ee bilaabay halgankii dib uxoraynta somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;,

Exit mobile version