DAAWO;-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Gaadhay Degmada Tog Wajaale Iyo Mashaariic Uu Soo Kormeeray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Gaadhay Degmada Tog Wajaale Iyo Mashaariic Uu Soo Kormeeray
November 19, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Agaasimaha Guud Ee wasaarada Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga somaliland ayaa Maanta gaadhay degmo ganacsiyeedka tog wajaale Ee Gobolka Gabiley halkaasi oo uu kormeer kusoo maray Dhismaha xarunta calafka xoolaha ee mashruuca banka wajaale.


sidoo kale Agaasimaha oo ay weheliyaan maamulka degmada tog wajaale ayaa kormeer kusoo maray xarunta gawraca xoolaha ee laga wado gudaha magaalada wajaale.


HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS