DAAWO;-Muj Cabdi Ismaaciil Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Uu Hayo Jidkii Siyaad Bare, Cid Umada Ka Qabataana Aanay Jirin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muj Cabdi Ismaaciil Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Uu Hayo Jidkii Siyaad Bare, Cid Umada Ka Qabataana Aanay Jirin.
November 20, 2020 - Written by Editor:

“MUUSE BIIXI WAXAAN LEEYAHAY KA DAA XABAALAHA AAD MUNAAFAQADA LA DUL TAGAYSO,MUJ CABDI ISMAACIIL

HARGAYSA(W.N)-Muj cabdi Ismaaciil Maxamuud oo kamid ahaa dhalinyaradii UFO Ee taliskii Siyaad bare dilka ku xukumay kana soo jeeda qoyska maxamed xasan dalab ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal madaxwayne biixi ka jeediyay aaskii marxuum cumar carte oo uu sheegay in uu dafiray xaqiiqada taariikhda indhaha ka qarsaday markii uu ka hadlay guryihii siyaad bare dumiyay ee isku sakada ahaa oo uu ka booday ka maxamed xasan dalab
sidoo kle muj cabdi ismaaciil ayaa sheegay in aanay jirin cid qabato muuse biixi oo uu sheegay in uu hayo jidkii siyaad dad shacab ah hantidoodii xoog kaga qaatay isagoo xusay marwadii marxuum cigaal ,shacabka buurta kala jeex iyo qoyska maxamed xasan dalab oo uu xoog ciidan kaga haystp dhulkiisii.
dhanka kale muj cabdi ismaaciil ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in muuse biixi maanta yidhaah cabdi xaashi ayaa nasteex somaliland ah ujooga muqdisho balse uu muuse biixi isagu yahay fadaraal doon somali wayn ah
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS