WAJAALE NEWS

DAAWO;-XISBIGA WADANI OO XUKUUMADA MADAXWAYNE BIIXI UGA DIGAY IN AY SOO KALA DHAWAYSATO SIYAASIYIINTA MUQDISHO XILALKA KA HAYA .

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud Ee Xisbiga wadani ayaa ka hadlay hadal kasoo yeedhay madaxwayne biixi oo umuuqday in uu kala xigaysanayo siyaasiyiinta reer somaliland ee muqdisho xilalka ka haya
sidoo kale xisbiga wadani ayaa xukuumada biixi uga digay in ay siyaasiyiinta somaliya ushaqatay aanay soo kala dhawaysan oo aan midna laga dhigi halyay somaliland ujooga halkaa midna aanay ka dhigi khaayimul wadan,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version