WAJAALE NEWS

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalka Dawlada Fadaraalka Itoobiya Iyo Tigrayga+Mowqifka Wadamada La Deriska Ah!

HARGAYSA(W,N)-Dagaal Udhexeeya dawlada fadaraalka Itoobiya ee uu hogaamiyo Raysal wasaare Abiy Axmed  Iyo Maamulka Tigreega ayaa galay maalintiisii 8aad kaasi oo aan Wali si sax ah loo haynin khasaaraha rasmiga ah ee dhashay Duqaymaha ay ku wado dawlada fadaraalka iyo isdifaaca Ciidamada ismaamulka tigreeyga marka laga tago wararka ay Labada dhinac baahinayaa oo midwaliba uu guul sheeganayo in Uu guul ka gaadhay dhinaca kale.

Sidoo kale dagaal udhexeeya dawlada fadaraalka itoobiya iyo Maamulka tigreega ayaa wajiyo badan yeeshay kaasi oo Saamayn ku yeeshay wadamada darisk la ah itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version