WAJAALE NEWS

Cabdinaasir Buuni Oo Loo Magacaabay Afhayeenka Xisbi Xaakimka Kulmiye.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenkii hore ee xisbiga ucid cabdinaasir buuni ayaa loo magacaabay afhayeenka xisbi xaakimka kulmiye

Siyaasi cabdinaasir oo  nin dhalinyaro ah kana soo jeeda gobolka awdal ayaa noqday masuulkii uhoreeyay ee intii madaxwayne biixi uu xilka hayay uu mansab ku siiyay ujawaabida siyaasi xukuumada dhaliilay isagoo siyaasi cabdinaasir ujawaabay maxamuud xaashi cabdi oo isagu dhaliilay maadxwayne biixi balse uu jawaabtiisa ka furtay siyaasiga maanta loo magacaabay afhayeenka xisbi xaakimka kulmiye

HALKAN KA AKHRI WARWADA MAGACAABISTA;

 

Exit mobile version