DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Dhagax Dhigay Garoonkii Labaad Ee Kubada Kolayga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Dhagax Dhigay Garoonkii Labaad Ee Kubada Kolayga!
November 21, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed amiin cumar cabdi  oo ay weheliyaan maamula gobolka ,masuuliyiiniyo xildhibaano katirsa golaha deegaanka degamadu ayaa manta dhagax dhigay garoon loogu talo galay in lagu ciyaaro kubada baaskidka oo ay yeelan doonto magaalada gabiley kaasi oo ka dhigaya garoonkii labaad ee laga hirgaliyo gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS