Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Itoobiya Oo Ka Warbixiyay Xaalada Ardaydii Reer Jsl Ee Ku Xanibnayd Jaamacada Maqale Ee Ismaamulka Tigrayga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Itoobiya Oo Ka Warbixiyay Xaalada Ardaydii Reer Jsl Ee Ku Xanibnayd Jaamacada Maqale Ee Ismaamulka Tigrayga.
November 21, 2020 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N) Safiirka Somaliland ufadhiya dala itoobiya ayaa ka warbixiyay xaalada arday reer Somaliland oo ku xanibnaa caasimada ismaamulka tigreega ee dagaaladu ka socdaa,

Sidoo kale safiirka Somaliland ayaa sheegay in ay ardaydaasi ay hada xaaladoodu fiican tahay islamarkaana laga soo sabata bixiyay Qaybo kamid ah ardayda halkii ay ku go,doonsanaayeen.

Dhanka kale safiirka ayaa ugu baaqay ardayda halkaasi ku hadhay in ay iskaga soo baxaan.

HALKAN KAGA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS