Shirkada Somcable Oo Abaal Marin Iyo Shaqaalaysiin Iskugu Dartay Ciyaaryahankii Ugu Wanaagsanaa Tartankii Koobka Gobolada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Somcable Oo Abaal Marin Iyo Shaqaalaysiin Iskugu Dartay Ciyaaryahankii Ugu Wanaagsanaa Tartankii Koobka Gobolada Jsl.
November 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta shirkada somcable so,gasho ayaa shaaciyay in ay abaal marin iyo shaqaalaysiin iskugu darayaan ciyaartoygii ugu wanaagsanaa tartankii koobka gobolada Somaliland cabdikariim Guji oo ahaa kabta xulka gobolka maroodi jeex ee lagaga guulaystay koobkii gobolada.

Sidoo kale tababaraha xulka gobola maroodi jeex ayaa shirkada somcable uga mahad celiyay sida ay umaamuustay kabanka xulka maroodi jeex Cabdikariim Guji oo isagu ahaa laacibnii ka dhex muuqday ciyaaraha gobolada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS