WAJAALE NEWS

Shirkada Somcable Oo Abaal Marin Iyo Shaqaalaysiin Iskugu Dartay Ciyaaryahankii Ugu Wanaagsanaa Tartankii Koobka Gobolada Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta shirkada somcable so,gasho ayaa shaaciyay in ay abaal marin iyo shaqaalaysiin iskugu darayaan ciyaartoygii ugu wanaagsanaa tartankii koobka gobolada Somaliland cabdikariim Guji oo ahaa kabta xulka gobolka maroodi jeex ee lagaga guulaystay koobkii gobolada.

Sidoo kale tababaraha xulka gobola maroodi jeex ayaa shirkada somcable uga mahad celiyay sida ay umaamuustay kabanka xulka maroodi jeex Cabdikariim Guji oo isagu ahaa laacibnii ka dhex muuqday ciyaaraha gobolada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version