Xogta Dahsoon Iyo Saamaynta Xun Ee Xiisadda Karabakh Ku Yeelatay Caafimaadka Madaxwayne Putin! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xogta Dahsoon Iyo Saamaynta Xun Ee Xiisadda Karabakh Ku Yeelatay Caafimaadka Madaxwayne Putin!
November 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Barnaamijka xogta dahsoon ayaa daaha ka fayday saamaynta xun ee xiisada karabakh ku yeelatay caafimaadka madaxwaynaha Ruushka Putin ujeeda waftiga sare ee putin udirat armania.

Sidoo kale Barnaamijka ayaa xogo dheeraada kasoo bandhigay wadamada turkiga iyo ruushka oo alaadahooda hubka casriga ah u rikibay meelo aan sidaasi u kala fogayn,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS