WAJAALE NEWS

Raysal-wasaare Abiye Oo Sheegay In Ciidamada Itoobiya Ay Gacanta Ku Dhigeen Caasimada Ismaamulka Tigeyga Ee Maqale.

ADIS ABABA(W,N)-Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed Ayaa qoraal oo usoo saaray goordhawayd ku  sheegay inay ciidamada Itoobiya gacanta ku dhigeen magaalada Maqale ee xarunta Ismaamulka Tigreega.

HALKAN KA AKHRI QORAALKA KASOO BAXAY WARYSAL-WASAARE ABIYE;

Exit mobile version