DAAWO;-Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jiinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jiinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
November 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad Siwayn Loo soo Agaasimay Oo lagu xusayay Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jiinaali Oo sanadkii hal amar ah  ayaa lagu qabtay magaalada Hargaysa gaar ahaan huteelka cowr.

Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir oo ay soo qaban qaabisay Xerta Sheekh Maxamed Rabiic, Ayaa kulmisay culimo awdiin, madaxdhaqameed,xildhibaano, iyo ardayda xerta qadiriyada.

Ugu horayna munaasibada siyaarada sheekh ayaa lagaga waramay karaamooyinkii sheekha iyo tacabkii uu galiyay diinta/

Sidookale munaasibada oo kulmisay qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa laga jeediyay qasaa,id iyo maxaadirooyin kale oo diiniya

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS