Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Oo Maanta Ka Bilaabantay Deegaanada Awdal,Gabiley,Balli Gubadle Iyo Sallaxley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Oo Maanta Ka Bilaabantay Deegaanada Awdal,Gabiley,Balli Gubadle Iyo Sallaxley
November 29, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Diwaan Galinta codbixiyaasha somaliland ayaa saaka ka bilaabantay  gobolada awdal iyo degmooyin katirsan gobolka maroodi jeex.

Gudoomiyaha komishanka doorashooyinnka iyo madaxda sedex xisbi qaran ayaa magaalada boorama gaadhay iyagoo kormeer kusoo maray goobaha ay ka bilaabantay diwaan galintu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS