WAJAALE NEWS

Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Oo Maanta Ka Bilaabantay Deegaanada Awdal,Gabiley,Balli Gubadle Iyo Sallaxley

BOORAMA(W,N)-Diwaan Galinta codbixiyaasha somaliland ayaa saaka ka bilaabantay  gobolada awdal iyo degmooyin katirsan gobolka maroodi jeex.

Gudoomiyaha komishanka doorashooyinnka iyo madaxda sedex xisbi qaran ayaa magaalada boorama gaadhay iyagoo kormeer kusoo maray goobaha ay ka bilaabantay diwaan galintu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version