DAAWO;-Taliyha Ciidanka Liyuu Booliska DDSI Oo Soo Dhaweeyay Guusha Ay Ciidamada Itoobiya Ka Gaadheen Dagaalkii Tigrayga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyha Ciidanka Liyuu Booliska DDSI Oo Soo Dhaweeyay Guusha Ay Ciidamada Itoobiya Ka Gaadheen Dagaalkii Tigrayga.
November 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha guud ee ciidamada liyuu booliska ismaamulka dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa hambalyay guul uu sheegay in ay ka gaadheen dagaalkii ay kiula jireen ismaamulka tigray kuna qabsadeen caasimada maqale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS