DAAWO;-Siyaasiyiin Iyo Xildhibaano Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Deel Qaaf Ah Oo Xil Xasan Shahar Kula Dul Dhacay Sheekh Aadansiiro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasiyiin Iyo Xildhibaano Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Deel Qaaf Ah Oo Xil Xasan Shahar Kula Dul Dhacay Sheekh Aadansiiro.
November 29, 2020 - Written by Editor:

“Xasan Shahar Iyo Maamulka Uu UHadlayayba Waa In Maxkamada La Horkeen”Xil Bashiir

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Siyaasiyiinta reer somaliland Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka jsl iyo Xubno kale oo dhalinyaro ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal gaf iyo aflagaado qaawan ah oo xildhibaan xasan shahar kula dul dhacay sheekh aadan xaaji maxamuud “aadansiiro” oo kamid ah Culimada Waawayn ee Somaliland.

Sidoo kale siyaasiyiinta iyo xildhibaanadan ayaa ku baaqay in xasan shahar maxkamada la horkeeno maadama uu qirtay xatooyo xoolo umadadeed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS