WAJAALE NEWS

Masuuliyiin Xukuumada Tirsan Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Goobaha Ay Ka Bilaabantay Diwaan Galinta,

GABILEY(W,N)-Wasiirka isgaadhsiinta, xubno katirsan xisbi kulmiye iyo Maamulka gobolka gabiley ayaa siwada jir ah kormeer kusoo maray goobaha ay ka bilaabtay diwaan galinta codbixiyayaasha ee deegaanada gobolka gabiley oo ay saaka ka bilaabantay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version