WAJAALE NEWS

“Afar Maalmood Ayay Soconaysaa Diwaan-gelintu, Dad Gaar Ah Ayaana Loogu Tallo-galay…”Gudoomiye Cirro.

BORAMA(W,N)Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro oo manata magaalada boorama kaga qaybgalay bilowga diwaangalinta codbixiyayaasha oo socod doonta mudo kooban ayaa fariin udiray shacabka ku dhaqan gobolka awdal oo uu ugu baaqay in ay isdiwaan galiyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version