DAAWO;-Munaasibada Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jiinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibada Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jiinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho.
November 29, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Munaasibad Balaadhan Oo lagu xusayay Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jiinaali ayaa lagu qabtay magaalo madaxda somaliya ee Muqdisho,

Waxaana Munaasibadan kasoo qaybgalay xuska siyaarada sheekh cabdiqaadir oo ay soo qaban qaabiyeen culimada Ehlusuna Wal jameeca Wasiiro katirsan xukuumada somaliya culimo awdiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Sidoo kale munaasibadan ayaa laga jeediyay hadalo kusaabsan doorkii uu diinta islaamka ku lahaa fidinteeda iyo barashadeeda sheekh cabdiqaadir jiinaali oo sanad walba xiligan oo kale lagu qabto guud qaarkamid ah wadamada islaamka sida somaliland ,somaliya,ciraaq,hindiya iyo wadamo kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS