DAAWO;-Televisionka Al Carabiya Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Layeeshay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Televisionka Al Carabiya Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Layeeshay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland.
November 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Televisionka Caalamiga ah Ee Al carabiya Qaybtiisa ka carabiga ku ku hadashay  oo suxufiyiin ka socdaa Soo gaadheen caasimada somaliland ee hargaysa ayaa Waxay Waraysi Dhinacyo badan taabanaya la yeeshay wasirka arimaha Gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed kaasi oo Ku saabsanaa abniga iyagoo dhanka kale wax Ka waydiiyay somaliland iyo midowgii ay la gashay somaliya iyo xaalada ay hada ku sugan tahay  jamhuuriyada somaliland iyo waxyaabaha ka Hortaagan in ay caalamku aqoonsadaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO  AFCARABI AH;

 

COMMENTS
LINKS