“Waxa Ayaan Daro Ah In Maanta Xasan Shahar Yidhaa Sheekha Ayaan Laba Bog U Iibinay, Xataa Maayarkii Uu Difaacayay Ayay Ceeb Ku Tahay..”Gudoomiye Cabdifataax. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxa Ayaan Daro Ah In Maanta Xasan Shahar Yidhaa Sheekha Ayaan Laba Bog U Iibinay, Xataa Maayarkii Uu Difaacayay Ayay Ceeb Ku Tahay..”Gudoomiye Cabdifataax.
November 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani ee degmada Ibraahim koodbuur ee caasimada hargaysa Cabdifataax Cali Cabdilaahi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalo deel qaaf ah oo xildhibaan xasan shahar kula dul dhacay sheikh aadansiiro

Sidoo kale Gudoomiye Cabdifataax ayaa sheegay in sheikh Aadansiiro uu hayo shaqadii ay dayaceen golaha deegaanku islamarkaana xabaalihii laga dhigi lahaa danta guud ee ay cuneen uu sheekhu isagu iibiyo oo manta hadii uu xildhibaanka tiisa noqoto lagu aasayo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS