WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Warbixiyay Safar Uu Dhawaan Ku Tagay Caasimada Dalka Itoobiya Ee Adis Ababa.

GABILEY(W,N)-Maayar Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa ka warbixiyay safar uu dhawaan ku tagay Caasimada dalka itoobiya ee adis ababa halkaasi oo uu kaga Qaybgalay shir muhiim ah oo ay ku casuuntay haayada caalami Ah kaasi  lagaga hadlay horumarinta magaalooyinka.

Sidoo kale maayarka magaalada gabiley ayaa shacabka reer gabiley ugu baaqay in ay ka faa,iidaystaan fursada diwaan galintada codbixiyaasha oo maalintii labaad ka socota gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

Exit mobile version