WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Fariin la Xidhiidha Diwaan Galinta Udiray Shacabka.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed kaahin ayaa  Fariin la Xidhiidha Diwaan Galinta Udiray Shacabka. iyadoo maalintii shalay ay diwaan galinta codbixiyayaashu ka bilaaban tahay gobolada dalka qaar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version